Video stats
Public counts from the last refresh.
- Views
- 8,216
- Likes
- 410
- Comments
- 12
- Shares
- 30
- Saves
- 46
- Engagement
- 5.5%
- Duration
- 64s
- Posted
- Sep 30, 2026
Video insights
@nasriqaran's TikTok video "Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo Waxgaradka Beesha Sheekh Cusmaan /Cusmaan Arab. HARGEYSA — Aqoonyahan Cabdixakiim Maxamuud Cabdiraxmaan Cadaani ayaa kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la yeeshay aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Cusmaan Carab ee Sheekh Cusmaan, kaas oo ka qabsoomay Geesh Hotel ee magaalada Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo uu soo agaasimay isla markaana isku soo dubbariday Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada, wadajirka iyo iskaashiga bulshada beesha, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga yeesho aragti mideysan arrimaha masiiriga ah ee khuseeya mustaqbalka bulshada. Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani ayaa intii uu kulanku socday ku boorriyey bulshada beesha inay mudnaanta siiyaan wada-tashiga, isku duubnida iyo go’aan qaadashada wadajirka ah, isaga oo carrabka ku adkeeyey in midnimadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo himilooyinka la wadaago. Waxa kale oo uu xusay muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka soo socda loo diyaar garoobo si mideysan, isla markaana la xoojiyo wada shaqaynta iyo isku tanaasulka, si looga midho dhaliyo danaha guud ee beesha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo wada-tashiga iyo isu soo dhawaynta bulshada, iyadoo la filayo in kulamada noocan ahi door muuqda ka qaataan xoojinta xidhiidhka aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Sheekh Cusmaan. Farriinta kulanka: Midnimo, wada-tashi iyo isku duubni ayaa saldhig u ah horumarka bulshada iyo ka midho dhalinta himilooyinka la hiigsanayo. Nasrudiin Mawliid Mawliid Nuur HARGEISA SOMALILAND." has 8,216 views, 410 likes, 12 comments, 30 shares in the public metrics captured by this index. That is an engagement rate of 5.5% (likes, comments and shares over views). It was posted over two weeks ago and runs 1 minute 4 seconds. It has been saved 46 times.
Data as of Oct 19, 2026 (UTC), from the last public refresh captured by this index.
- Followers
- 171,669
- Following
- 977
- Likes
- 7,352,379
- Videos
- 1,535
Recent Videos
13.3Kviews1.6Klikes22comments5 days ago@nasriqaran 3.9Kviews571likes9comments6 days ago@nasriqaran 8.9Kviews1Klikes9comments6 days ago@nasriqaran 4.4Kviews654likes7comments6 days ago@nasriqaran 4.9Kviews500likes2comments6 days ago@nasriqaran 4.5Kviews573likes6comments6 days ago@nasriqaran 13.3Kviews2.1Klikes15comments6 days ago@nasriqaran 13.5Kviews1.7Klikes39comments6 days ago@nasriqaran 10Kviews919likes12comments6 days ago@nasriqaran 4.7Kviews306likes2comments6 days ago@nasriqaran 2.8Kviews255likes2comments7 days ago@nasriqaran 3Kviews267likes3comments7 days ago@nasriqaran
Frequently asked questions
- How many views does this TikTok video have?
- The capture indexed here reports 8,216 views, 410 likes and 12 comments.
- Who posted this TikTok video?
- It was posted by @nasriqaran, who is linked from this page.
- What is this TikTok video's engagement rate?
- Across the captured metrics the engagement rate is 5.5% (likes + comments + shares over views).
- When was this TikTok video posted?
- It was posted on 2026-09-30, over two weeks ago.
- How long is this TikTok video?
- The captured clip runs 1 minute 4 seconds.