Video istatistikleri
Son yenilemedeki herkese açık sayılar.
- Görüntüleme
- 8.216
- Beğeni
- 410
- Yorum
- 12
- Paylaşım
- 30
- Kaydetme
- 46
- Etkileşim
- %5,5
- Süre
- 64 sn
- Yayın tarihi
- 30 Eyl 2026
Video analizleri
@nasriqaran tarafından paylaşılan “Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo Waxgaradka Beesha Sheekh Cusmaan /Cusmaan Arab. HARGEYSA — Aqoonyahan Cabdixakiim Maxamuud Cabdiraxmaan Cadaani ayaa kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la yeeshay aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Cusmaan Carab ee Sheekh Cusmaan, kaas oo ka qabsoomay Geesh Hotel ee magaalada Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo uu soo agaasimay isla markaana isku soo dubbariday Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada, wadajirka iyo iskaashiga bulshada beesha, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga yeesho aragti mideysan arrimaha masiiriga ah ee khuseeya mustaqbalka bulshada. Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani ayaa intii uu kulanku socday ku boorriyey bulshada beesha inay mudnaanta siiyaan wada-tashiga, isku duubnida iyo go’aan qaadashada wadajirka ah, isaga oo carrabka ku adkeeyey in midnimadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo himilooyinka la wadaago. Waxa kale oo uu xusay muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka soo socda loo diyaar garoobo si mideysan, isla markaana la xoojiyo wada shaqaynta iyo isku tanaasulka, si looga midho dhaliyo danaha guud ee beesha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo wada-tashiga iyo isu soo dhawaynta bulshada, iyadoo la filayo in kulamada noocan ahi door muuqda ka qaataan xoojinta xidhiidhka aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Sheekh Cusmaan. Farriinta kulanka: Midnimo, wada-tashi iyo isku duubni ayaa saldhig u ah horumarka bulshada iyo ka midho dhalinta himilooyinka la hiigsanayo. Nasrudiin Mawliid Mawliid Nuur HARGEISA SOMALILAND.” TikTok videosu için bu dizinin yakaladığı herkese açık metrikler: 8.216 görüntüleme, 410 beğeni, 12 yorum, 30 paylaşım. Bu, %5,5 etkileşim oranı demek (beğeni, yorum ve paylaşımların görüntülemeye oranı). Video iki haftadan uzun süre önce paylaşıldı ve süresi 1 dakika 4 saniye. Video 46 kez kaydedildi.
Veriler 19 Eki 2026 (UTC) itibarıyladır; bu dizinin yakaladığı son herkese açık yenilemeden alınmıştır.
- Takipçi
- 171.669
- Takip edilen
- 977
- Beğeni
- 7.352.379
- Videolar
- 1.535
Son videolar
13,3 Bgörüntüleme1,6 Bbeğeni22yorum13 gün önce@nasriqaran 3,9 Bgörüntüleme571beğeni9yorum13 gün önce@nasriqaran 8,9 Bgörüntüleme1 Bbeğeni9yorum13 gün önce@nasriqaran 4,4 Bgörüntüleme654beğeni7yorum13 gün önce@nasriqaran 4,9 Bgörüntüleme500beğeni2yorum13 gün önce@nasriqaran 4,5 Bgörüntüleme573beğeni6yorum13 gün önce@nasriqaran 13,3 Bgörüntüleme2,1 Bbeğeni15yorum13 gün önce@nasriqaran 13,5 Bgörüntüleme1,7 Bbeğeni39yorum13 gün önce@nasriqaran 10 Bgörüntüleme919beğeni12yorum13 gün önce@nasriqaran 4,7 Bgörüntüleme306beğeni2yorum13 gün önce@nasriqaran 2,8 Bgörüntüleme255beğeni2yorum14 gün önce@nasriqaran 3 Bgörüntüleme267beğeni3yorum14 gün önce@nasriqaran
Sıkça sorulan sorular
- Bu TikTok videosu kaç kez izlendi?
- Burada dizinlenen kayıtta 8.216 görüntüleme, 410 beğeni ve 12 yorum görünüyor.
- Bu TikTok videosunu kim paylaştı?
- Videoyu @nasriqaran paylaştı; hesabın bağlantısı bu sayfada yer alıyor.
- Bu TikTok videosunun etkileşim oranı nedir?
- Kaydedilen metriklere göre etkileşim oranı %5,5 (beğeni + yorum + paylaşım, görüntülemeye bölünür).
- Bu TikTok videosu ne zaman paylaşıldı?
- Video 2026-09-30 tarihinde, yani iki haftadan uzun süre önce paylaşıldı.
- Bu TikTok videosunun süresi ne kadar?
- Kaydedilen klibin süresi 1 dakika 4 saniye.