Statistik video
Jumlah publik dari pembaruan terakhir.
- Tayangan
- 8.216
- Suka
- 410
- Komentar
- 12
- Dibagikan
- 30
- Disimpan
- 46
- Interaksi
- 5,5%
- Durasi
- 64 dtk
- Diposting
- 30 Sep 2026
Wawasan video
Video TikTok @nasriqaran “Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo Waxgaradka Beesha Sheekh Cusmaan /Cusmaan Arab. HARGEYSA — Aqoonyahan Cabdixakiim Maxamuud Cabdiraxmaan Cadaani ayaa kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la yeeshay aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Cusmaan Carab ee Sheekh Cusmaan, kaas oo ka qabsoomay Geesh Hotel ee magaalada Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo uu soo agaasimay isla markaana isku soo dubbariday Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada, wadajirka iyo iskaashiga bulshada beesha, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga yeesho aragti mideysan arrimaha masiiriga ah ee khuseeya mustaqbalka bulshada. Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani ayaa intii uu kulanku socday ku boorriyey bulshada beesha inay mudnaanta siiyaan wada-tashiga, isku duubnida iyo go’aan qaadashada wadajirka ah, isaga oo carrabka ku adkeeyey in midnimadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo himilooyinka la wadaago. Waxa kale oo uu xusay muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka soo socda loo diyaar garoobo si mideysan, isla markaana la xoojiyo wada shaqaynta iyo isku tanaasulka, si looga midho dhaliyo danaha guud ee beesha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo wada-tashiga iyo isu soo dhawaynta bulshada, iyadoo la filayo in kulamada noocan ahi door muuqda ka qaataan xoojinta xidhiidhka aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Sheekh Cusmaan. Farriinta kulanka: Midnimo, wada-tashi iyo isku duubni ayaa saldhig u ah horumarka bulshada iyo ka midho dhalinta himilooyinka la hiigsanayo. Nasrudiin Mawliid Mawliid Nuur HARGEISA SOMALILAND.” memiliki 8.216 tayangan, 410 suka, 12 komentar, 30 kali dibagikan dalam metrik publik yang dicatat indeks ini. Itu setara tingkat interaksi sebesar 5,5% (suka, komentar, dan bagikan dibagi tayangan). Video ini diposting lebih dari dua minggu lalu dan berdurasi 1 menit, 4 detik. Video ini telah disimpan 46 kali.
Data per 19 Okt 2026 (UTC), dari pembaruan publik terakhir yang dicatat indeks ini.
- Pengikut
- 171.669
- Mengikuti
- 977
- Suka
- 7.352.379
- Video
- 1.535
Video Terbaru
13,3 rbtayangan1,6 rbsuka22komentar15 hari yang lalu@nasriqaran 3,9 rbtayangan571suka9komentar15 hari yang lalu@nasriqaran 8,9 rbtayangan1 rbsuka9komentar15 hari yang lalu@nasriqaran 4,4 rbtayangan654suka7komentar15 hari yang lalu@nasriqaran 4,9 rbtayangan500suka2komentar15 hari yang lalu@nasriqaran 4,5 rbtayangan573suka6komentar15 hari yang lalu@nasriqaran 13,3 rbtayangan2,1 rbsuka15komentar15 hari yang lalu@nasriqaran 13,5 rbtayangan1,7 rbsuka39komentar15 hari yang lalu@nasriqaran 10 rbtayangan919suka12komentar15 hari yang lalu@nasriqaran 4,7 rbtayangan306suka2komentar16 hari yang lalu@nasriqaran 2,8 rbtayangan255suka2komentar16 hari yang lalu@nasriqaran 3 rbtayangan267suka3komentar17 hari yang lalu@nasriqaran
Pertanyaan umum
- Berapa tayangan video TikTok ini?
- Data yang diindeks di sini mencatat 8.216 tayangan, 410 suka, dan 12 komentar.
- Siapa yang memposting video TikTok ini?
- Video ini diposting oleh @nasriqaran, yang ditautkan dari halaman ini.
- Berapa tingkat interaksi video TikTok ini?
- Dari metrik yang dicatat, tingkat interaksinya adalah 5,5% (suka + komentar + bagikan dibagi tayangan).
- Kapan video TikTok ini diposting?
- Video ini diposting pada 2026-09-30, lebih dari dua minggu lalu.
- Berapa lama durasi video TikTok ini?
- Klip yang dicatat berdurasi 1 menit, 4 detik.