Video-Statistiken
Öffentliche Zahlen vom letzten Abruf.
- Aufrufe
- 8.216
- Likes
- 410
- Kommentare
- 12
- Shares
- 30
- Gespeichert
- 46
- Engagement
- 5,5 %
- Dauer
- 64 s
- Gepostet
- 30. Sept. 2026
Video-Einblicke
Das TikTok-Video „Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo Waxgaradka Beesha Sheekh Cusmaan /Cusmaan Arab. HARGEYSA — Aqoonyahan Cabdixakiim Maxamuud Cabdiraxmaan Cadaani ayaa kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la yeeshay aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Cusmaan Carab ee Sheekh Cusmaan, kaas oo ka qabsoomay Geesh Hotel ee magaalada Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo uu soo agaasimay isla markaana isku soo dubbariday Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada, wadajirka iyo iskaashiga bulshada beesha, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga yeesho aragti mideysan arrimaha masiiriga ah ee khuseeya mustaqbalka bulshada. Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani ayaa intii uu kulanku socday ku boorriyey bulshada beesha inay mudnaanta siiyaan wada-tashiga, isku duubnida iyo go’aan qaadashada wadajirka ah, isaga oo carrabka ku adkeeyey in midnimadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo himilooyinka la wadaago. Waxa kale oo uu xusay muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka soo socda loo diyaar garoobo si mideysan, isla markaana la xoojiyo wada shaqaynta iyo isku tanaasulka, si looga midho dhaliyo danaha guud ee beesha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo wada-tashiga iyo isu soo dhawaynta bulshada, iyadoo la filayo in kulamada noocan ahi door muuqda ka qaataan xoojinta xidhiidhka aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Sheekh Cusmaan. Farriinta kulanka: Midnimo, wada-tashi iyo isku duubni ayaa saldhig u ah horumarka bulshada iyo ka midho dhalinta himilooyinka la hiigsanayo. Nasrudiin Mawliid Mawliid Nuur HARGEISA SOMALILAND.“ von @nasriqaran kommt laut den von diesem Index erfassten öffentlichen Kennzahlen auf 8.216 Aufrufe, 410 Likes, 12 Kommentare, 30 Shares. Das entspricht einer Engagement-Rate von 5,5 % (Likes, Kommentare und Shares im Verhältnis zu den Aufrufen). Es wurde vor über zwei Wochen gepostet und dauert 1 Minute, 4 Sekunden. Es wurde 46 Mal gespeichert.
Datenstand: 19. Okt. 2026 (UTC), vom letzten öffentlichen Abruf dieses Index.
- Follower
- 171.669
- Gefolgt
- 977
- Likes
- 7.352.379
- Videos
- 1.535
Neueste Videos
13.279Aufrufe1622Likes22Kommentarevor 11 Tagen@nasriqaran 3859Aufrufe571Likes9Kommentarevor 12 Tagen@nasriqaran 8850Aufrufe1023Likes9Kommentarevor 12 Tagen@nasriqaran 4449Aufrufe654Likes7Kommentarevor 12 Tagen@nasriqaran 4896Aufrufe500Likes2Kommentarevor 12 Tagen@nasriqaran 4508Aufrufe573Likes6Kommentarevor 12 Tagen@nasriqaran 13.269Aufrufe2094Likes15Kommentarevor 12 Tagen@nasriqaran 13.495Aufrufe1729Likes39Kommentarevor 12 Tagen@nasriqaran 10.043Aufrufe919Likes12Kommentarevor 12 Tagen@nasriqaran 4695Aufrufe306Likes2Kommentarevor 12 Tagen@nasriqaran 2756Aufrufe255Likes2Kommentarevor 13 Tagen@nasriqaran 2970Aufrufe267Likes3Kommentarevor 13 Tagen@nasriqaran
Häufige Fragen
- Wie viele Aufrufe hat dieses TikTok-Video?
- Die hier indexierte Erfassung meldet 8.216 Aufrufe, 410 Likes und 12 Kommentare.
- Wer hat dieses TikTok-Video gepostet?
- Gepostet wurde es von @nasriqaran, das Profil ist auf dieser Seite verlinkt.
- Wie hoch ist die Engagement-Rate dieses TikTok-Videos?
- Über die erfassten Kennzahlen hinweg liegt die Engagement-Rate bei 5,5 % (Likes + Kommentare + Shares im Verhältnis zu den Aufrufen).
- Wann wurde dieses TikTok-Video gepostet?
- Gepostet am 2026-09-30, vor über zwei Wochen.
- Wie lang ist dieses TikTok-Video?
- Der erfasste Clip dauert 1 Minute, 4 Sekunden.