Estadísticas del vídeo
Cifras públicas de la última actualización.
- Visualizaciones
- 8,216
- Me gusta
- 410
- Comentarios
- 12
- Compartidos
- 30
- Guardados
- 46
- Interacción
- 5.5%
- Duración
- 64 s
- Publicado
- 30 sept 2026
Análisis del vídeo
El vídeo de TikTok de @nasriqaran “Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo Waxgaradka Beesha Sheekh Cusmaan /Cusmaan Arab. HARGEYSA — Aqoonyahan Cabdixakiim Maxamuud Cabdiraxmaan Cadaani ayaa kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la yeeshay aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Cusmaan Carab ee Sheekh Cusmaan, kaas oo ka qabsoomay Geesh Hotel ee magaalada Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo uu soo agaasimay isla markaana isku soo dubbariday Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada, wadajirka iyo iskaashiga bulshada beesha, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga yeesho aragti mideysan arrimaha masiiriga ah ee khuseeya mustaqbalka bulshada. Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani ayaa intii uu kulanku socday ku boorriyey bulshada beesha inay mudnaanta siiyaan wada-tashiga, isku duubnida iyo go’aan qaadashada wadajirka ah, isaga oo carrabka ku adkeeyey in midnimadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo himilooyinka la wadaago. Waxa kale oo uu xusay muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka soo socda loo diyaar garoobo si mideysan, isla markaana la xoojiyo wada shaqaynta iyo isku tanaasulka, si looga midho dhaliyo danaha guud ee beesha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo wada-tashiga iyo isu soo dhawaynta bulshada, iyadoo la filayo in kulamada noocan ahi door muuqda ka qaataan xoojinta xidhiidhka aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Sheekh Cusmaan. Farriinta kulanka: Midnimo, wada-tashi iyo isku duubni ayaa saldhig u ah horumarka bulshada iyo ka midho dhalinta himilooyinka la hiigsanayo. Nasrudiin Mawliid Mawliid Nuur HARGEISA SOMALILAND.” tiene 8,216 visualizaciones, 410 me gusta, 12 comentarios y 30 compartidos en las métricas públicas registradas por este índice. Eso equivale a una tasa de interacción de 5.5% (me gusta, comentarios y compartidos sobre visualizaciones). Se publicó hace más de dos semanas y dura 1 minuto 4 segundos. Se ha guardado 46 veces.
Datos al 19 oct 2026 (UTC), de la última actualización pública registrada por este índice.
- Seguidores
- 171,669
- Siguiendo
- 977
- Me gusta
- 7,352,379
- Vídeos
- 1,535
Vídeos recientes
13.3 kvisualizaciones1.6 Kme gusta22comentarioshace 15 días@nasriqaran 3.9 Kvisualizaciones571me gusta9comentarioshace 15 días@nasriqaran 8.9 Kvisualizaciones1 Kme gusta9comentarioshace 15 días@nasriqaran 4.4 Kvisualizaciones654me gusta7comentarioshace 15 días@nasriqaran 4.9 Kvisualizaciones500me gusta2comentarioshace 15 días@nasriqaran 4.5 Kvisualizaciones573me gusta6comentarioshace 15 días@nasriqaran 13.3 kvisualizaciones2.1 Kme gusta15comentarioshace 15 días@nasriqaran 13.5 kvisualizaciones1.7 Kme gusta39comentarioshace 15 días@nasriqaran 10 kvisualizaciones919me gusta12comentarioshace 15 días@nasriqaran 4.7 Kvisualizaciones306me gusta2comentarioshace 15 días@nasriqaran 2.8 Kvisualizaciones255me gusta2comentarioshace 16 días@nasriqaran 3 Kvisualizaciones267me gusta3comentarioshace 16 días@nasriqaran
Preguntas frecuentes
- ¿Cuántas visualizaciones tiene este vídeo de TikTok?
- La captura indexada aquí registra 8,216 visualizaciones, 410 me gusta y 12 comentarios.
- ¿Quién publicó este vídeo de TikTok?
- Lo publicó @nasriqaran, cuyo perfil está enlazado en esta página.
- ¿Cuál es la tasa de interacción de este vídeo de TikTok?
- Según las métricas registradas, la tasa de interacción es de 5.5% (me gusta + comentarios + compartidos sobre visualizaciones).
- ¿Cuándo se publicó este vídeo de TikTok?
- Se publicó el 2026-09-30, hace más de dos semanas.
- ¿Cuánto dura este vídeo de TikTok?
- El clip registrado dura 1 minuto 4 segundos.