Pular para o conteúdo
TikMonkey

Baixar MP4Baixador

Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo… — @nasriqaran

Publicado em 30 de set. de 2026 (há mais de duas semanas)64s8.216 visualizações

Mais de @nasriqaran

Estatísticas do vídeo

Contagens públicas da última atualização.

Visualizações
8.216
Curtidas
410
Comentários
12
Compartilhamentos
30
Salvamentos
46
Engajamento
5,5%
Duração
64s
Publicado
30 de set. de 2026

Análise do vídeo

O vídeo do TikTok “Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo Waxgaradka Beesha Sheekh Cusmaan /Cusmaan Arab. HARGEYSA — Aqoonyahan Cabdixakiim Maxamuud Cabdiraxmaan Cadaani ayaa kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la yeeshay aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Cusmaan Carab ee Sheekh Cusmaan, kaas oo ka qabsoomay Geesh Hotel ee magaalada Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo uu soo agaasimay isla markaana isku soo dubbariday Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada, wadajirka iyo iskaashiga bulshada beesha, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga yeesho aragti mideysan arrimaha masiiriga ah ee khuseeya mustaqbalka bulshada. Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani ayaa intii uu kulanku socday ku boorriyey bulshada beesha inay mudnaanta siiyaan wada-tashiga, isku duubnida iyo go’aan qaadashada wadajirka ah, isaga oo carrabka ku adkeeyey in midnimadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo himilooyinka la wadaago. Waxa kale oo uu xusay muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka soo socda loo diyaar garoobo si mideysan, isla markaana la xoojiyo wada shaqaynta iyo isku tanaasulka, si looga midho dhaliyo danaha guud ee beesha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo wada-tashiga iyo isu soo dhawaynta bulshada, iyadoo la filayo in kulamada noocan ahi door muuqda ka qaataan xoojinta xidhiidhka aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Sheekh Cusmaan. Farriinta kulanka: Midnimo, wada-tashi iyo isku duubni ayaa saldhig u ah horumarka bulshada iyo ka midho dhalinta himilooyinka la hiigsanayo. Nasrudiin Mawliid Mawliid Nuur HARGEISA SOMALILAND.” de @nasriqaran tem 8.216 visualizações, 410 curtidas, 12 comentários e 30 compartilhamentos nas métricas públicas captadas por este índice. Isso dá uma taxa de engajamento de 5,5% (curtidas, comentários e compartilhamentos sobre visualizações). Foi publicado há mais de duas semanas e tem duração de 1 minuto 4 segundos. Total de salvamentos: 46.

Dados de 19 de out. de 2026 (UTC), da última atualização pública captada por este índice.

Mr Adeero

@nasriqaran

• Content Creator | video grapher Hargeisa | somaliland

Ver perfil
Seguidores
171.669
Seguindo
977
Curtidas
7.352.379
Vídeos
1.535

Vídeos recentes

MAIS DE @NASRIQARAN

Perguntas frequentes

Quantas visualizações este vídeo do TikTok tem?
A captura indexada aqui registra 8.216 visualizações, 410 curtidas e 12 comentários.
Quem publicou este vídeo do TikTok?
Foi publicado por @nasriqaran, que tem link nesta página.
Qual é a taxa de engajamento deste vídeo do TikTok?
Considerando as métricas captadas, a taxa de engajamento é de 5,5% (curtidas + comentários + compartilhamentos sobre visualizações).
Quando este vídeo do TikTok foi publicado?
Foi publicado em 2026-09-30, há mais de duas semanas.
Qual é a duração deste vídeo do TikTok?
O vídeo captado tem duração de 1 minuto 4 segundos.