本文へスキップ
TikMonkey

MP4をダウンロードダウンローダー

Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo… — @nasriqaran

2026年9月30日に投稿(2週間以上前)64秒8,216回再生

@nasriqaran をもっと見る

動画の統計

直近の更新で取得した公開カウントです。

再生数
8,216
いいね
410
コメント
12
シェア
30
保存
46
エンゲージメント
5.5%
再生時間
64秒
投稿日
2026年9月30日

動画のインサイト

@nasriqaranのTikTok動画「Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo Waxgaradka Beesha Sheekh Cusmaan /Cusmaan Arab. HARGEYSA — Aqoonyahan Cabdixakiim Maxamuud Cabdiraxmaan Cadaani ayaa kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la yeeshay aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Cusmaan Carab ee Sheekh Cusmaan, kaas oo ka qabsoomay Geesh Hotel ee magaalada Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo uu soo agaasimay isla markaana isku soo dubbariday Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada, wadajirka iyo iskaashiga bulshada beesha, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga yeesho aragti mideysan arrimaha masiiriga ah ee khuseeya mustaqbalka bulshada. Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani ayaa intii uu kulanku socday ku boorriyey bulshada beesha inay mudnaanta siiyaan wada-tashiga, isku duubnida iyo go’aan qaadashada wadajirka ah, isaga oo carrabka ku adkeeyey in midnimadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo himilooyinka la wadaago. Waxa kale oo uu xusay muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka soo socda loo diyaar garoobo si mideysan, isla markaana la xoojiyo wada shaqaynta iyo isku tanaasulka, si looga midho dhaliyo danaha guud ee beesha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo wada-tashiga iyo isu soo dhawaynta bulshada, iyadoo la filayo in kulamada noocan ahi door muuqda ka qaataan xoojinta xidhiidhka aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Sheekh Cusmaan. Farriinta kulanka: Midnimo, wada-tashi iyo isku duubni ayaa saldhig u ah horumarka bulshada iyo ka midho dhalinta himilooyinka la hiigsanayo. Nasrudiin Mawliid Mawliid Nuur HARGEISA SOMALILAND.」は、このインデックスが取得した公開指標で8,216回再生、410いいね、12コメント、30シェアとなっています。 エンゲージメント率は5.5%です(再生数に対する、いいね・コメント・シェアの割合)。 投稿されたのは2週間以上前で、再生時間は1 分4 秒です。 46回保存されています。

2026年10月19日(UTC)時点のデータです。このインデックスが取得した直近の公開データ更新に基づきます。

Mr Adeero

@nasriqaran

• Content Creator | video grapher Hargeisa | somaliland

プロフィールを見る
フォロワー
171,669
フォロー中
977
いいね
7,352,379
動画
1,535

最近の動画

@NASRIQARANの動画をもっと見る

よくある質問

このTikTok動画の再生数は?
ここにインデックスされた取得データでは、8,216回再生、410いいね、12コメントです。
このTikTok動画を投稿したのは誰ですか?
@nasriqaranが投稿しました。投稿者へのリンクはこのページにあります。
このTikTok動画のエンゲージメント率は?
取得した指標全体で、エンゲージメント率は5.5%です(いいね+コメント+シェアを再生数で割った値)。
このTikTok動画はいつ投稿されましたか?
2026-09-30(2週間以上前)に投稿されました。
このTikTok動画の長さは?
取得したクリップの再生時間は1 分4 秒です。