Statistiche del video
Conteggi pubblici dall’ultimo aggiornamento.
- Visualizzazioni
- 8216
- Like
- 410
- Commenti
- 12
- Condivisioni
- 30
- Salvataggi
- 46
- Interazione
- 5,5%
- Durata
- 64 s
- Pubblicato
- 30 set 2026
Approfondimenti sul video
Il video TikTok «Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo Waxgaradka Beesha Sheekh Cusmaan /Cusmaan Arab. HARGEYSA — Aqoonyahan Cabdixakiim Maxamuud Cabdiraxmaan Cadaani ayaa kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la yeeshay aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Cusmaan Carab ee Sheekh Cusmaan, kaas oo ka qabsoomay Geesh Hotel ee magaalada Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo uu soo agaasimay isla markaana isku soo dubbariday Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada, wadajirka iyo iskaashiga bulshada beesha, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga yeesho aragti mideysan arrimaha masiiriga ah ee khuseeya mustaqbalka bulshada. Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani ayaa intii uu kulanku socday ku boorriyey bulshada beesha inay mudnaanta siiyaan wada-tashiga, isku duubnida iyo go’aan qaadashada wadajirka ah, isaga oo carrabka ku adkeeyey in midnimadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo himilooyinka la wadaago. Waxa kale oo uu xusay muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka soo socda loo diyaar garoobo si mideysan, isla markaana la xoojiyo wada shaqaynta iyo isku tanaasulka, si looga midho dhaliyo danaha guud ee beesha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo wada-tashiga iyo isu soo dhawaynta bulshada, iyadoo la filayo in kulamada noocan ahi door muuqda ka qaataan xoojinta xidhiidhka aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Sheekh Cusmaan. Farriinta kulanka: Midnimo, wada-tashi iyo isku duubni ayaa saldhig u ah horumarka bulshada iyo ka midho dhalinta himilooyinka la hiigsanayo. Nasrudiin Mawliid Mawliid Nuur HARGEISA SOMALILAND.» di @nasriqaran ha totalizzato 8216 visualizzazioni, 410 like, 12 commenti, 30 condivisioni nelle metriche pubbliche rilevate da questo indice. Il tasso di interazione è pari a 5,5% (like, commenti e condivisioni rispetto alle visualizzazioni). È stato pubblicato più di due settimane fa e dura 1 minuto 4 secondi. È stato salvato 46 volte.
Dati aggiornati al 19 ott 2026 (UTC), dall’ultimo aggiornamento pubblico acquisito da questo indice.
- Follower
- 171.669
- Seguiti
- 977
- Like
- 7.352.379
- Video
- 1535
Video recenti
13,3Kvisualizzazioni1,6Klike22commenti10 giorni fa@nasriqaran 3,9Kvisualizzazioni571like9commenti10 giorni fa@nasriqaran 8,9Kvisualizzazioni1Klike9commenti10 giorni fa@nasriqaran 4,4Kvisualizzazioni654like7commenti10 giorni fa@nasriqaran 4,9Kvisualizzazioni500like2commenti10 giorni fa@nasriqaran 4,5Kvisualizzazioni573like6commenti10 giorni fa@nasriqaran 13,3Kvisualizzazioni2,1Klike15commenti10 giorni fa@nasriqaran 13,5Kvisualizzazioni1,7Klike39commenti10 giorni fa@nasriqaran 10Kvisualizzazioni919like12commenti11 giorni fa@nasriqaran 4,7Kvisualizzazioni306like2commenti11 giorni fa@nasriqaran 2,8Kvisualizzazioni255like2commenti12 giorni fa@nasriqaran 3Kvisualizzazioni267like3commenti12 giorni fa@nasriqaran
Domande frequenti
- Quante visualizzazioni ha questo video TikTok?
- L’acquisizione indicizzata qui riporta 8216 visualizzazioni, 410 like e 12 commenti.
- Chi ha pubblicato questo video TikTok?
- È stato pubblicato da @nasriqaran, il cui profilo è collegato da questa pagina.
- Qual è il tasso di interazione di questo video TikTok?
- Sulla base delle metriche acquisite, il tasso di interazione è pari a 5,5% (like + commenti + condivisioni rispetto alle visualizzazioni).
- Quando è stato pubblicato questo video TikTok?
- È stato pubblicato il 2026-09-30, più di due settimane fa.
- Quanto dura questo video TikTok?
- La clip acquisita dura 1 minuto 4 secondi.