Aller au contenu
TikMonkey

Télécharger en MP4Téléchargeur

Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo… — @nasriqaran

Publiée le 30 sept. 2026 (il y a plus de deux semaines)64 s8 216 vues

Plus de @nasriqaran

Statistiques de la vidéo

Compteurs publics lors de la dernière actualisation.

Vues
8 216
J’aime
410
Commentaires
12
Partages
30
Enregistrements
46
Engagement
5,5 %
Durée
64 s
Publiée
30 sept. 2026

Analyse de la vidéo

La vidéo TikTok de @nasriqaran « Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani oo Kulan Ballaadhan la Yeeshay Aqoonyahanka, Culimada iyo Waxgaradka Beesha Sheekh Cusmaan /Cusmaan Arab. HARGEYSA — Aqoonyahan Cabdixakiim Maxamuud Cabdiraxmaan Cadaani ayaa kulan ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay la yeeshay aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Cusmaan Carab ee Sheekh Cusmaan, kaas oo ka qabsoomay Geesh Hotel ee magaalada Hargeysa, caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankan oo uu soo agaasimay isla markaana isku soo dubbariday Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada, wadajirka iyo iskaashiga bulshada beesha, iyadoo la adkeeyey muhiimadda ay leedahay in laga yeesho aragti mideysan arrimaha masiiriga ah ee khuseeya mustaqbalka bulshada. Aqoonyahan Cabdixakiim Cadaani ayaa intii uu kulanku socday ku boorriyey bulshada beesha inay mudnaanta siiyaan wada-tashiga, isku duubnida iyo go’aan qaadashada wadajirka ah, isaga oo carrabka ku adkeeyey in midnimadu tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaadhi karo himilooyinka la wadaago. Waxa kale oo uu xusay muhiimadda ay leedahay in doorashooyinka soo socda loo diyaar garoobo si mideysan, isla markaana la xoojiyo wada shaqaynta iyo isku tanaasulka, si looga midho dhaliyo danaha guud ee beesha. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo wada-tashiga iyo isu soo dhawaynta bulshada, iyadoo la filayo in kulamada noocan ahi door muuqda ka qaataan xoojinta xidhiidhka aqoonyahanka, culimada, waxgaradka iyo dhallinyarada Beesha Sheekh Cusmaan. Farriinta kulanka: Midnimo, wada-tashi iyo isku duubni ayaa saldhig u ah horumarka bulshada iyo ka midho dhalinta himilooyinka la hiigsanayo. Nasrudiin Mawliid Mawliid Nuur HARGEISA SOMALILAND. » compte 8 216 vues, 410 j’aime, 12 commentaires et 30 partages dans les indicateurs publics relevés par cet index. Cela représente un taux d’engagement de 5,5 % (j’aime, commentaires et partages rapportés aux vues). Elle a été publiée il y a plus de deux semaines et dure 1 minute 4 secondes. Elle a été enregistrée 46 fois.

Données au 19 oct. 2026 (UTC), issues de la dernière actualisation publique relevée par cet index.

Mr Adeero

@nasriqaran

• Content Creator | video grapher Hargeisa | somaliland

Voir le profil
Abonnés
171 669
Abonnements
977
J’aime
7 352 379
Vidéos
1 535

Vidéos récentes

PLUS DE @NASRIQARAN

Questions fréquentes

Combien de vues cette vidéo TikTok a-t-elle ?
La capture indexée ici affiche 8 216 vues, 410 j’aime et 12 commentaires.
Qui a publié cette vidéo TikTok ?
Elle a été publiée par @nasriqaran, dont le profil est accessible depuis cette page.
Quel est le taux d’engagement de cette vidéo TikTok ?
D’après les indicateurs relevés, le taux d’engagement est de 5,5 % (j’aime + commentaires + partages rapportés aux vues).
Quand cette vidéo TikTok a-t-elle été publiée ?
Elle a été publiée le 2026-09-30, il y a plus de deux semaines.
Quelle est la durée de cette vidéo TikTok ?
L’extrait capturé dure 1 minute 4 secondes.