Skip to content
TikMonkey

Download MP4Downloader

Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha h… — @saadaashe

Posted May 21, 2026 (5 months ago)19s126,181 views

Video stats

Public counts from the last refresh.

Views
126,181
Likes
8,675
Comments
90
Shares
750
Saves
1,342
Engagement
7.54%
Duration
19s
Posted
May 21, 2026

Video insights

@saadaashe's TikTok video "Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha hoteelka nooc kaata ay yihiin kuli waxay ahaayeen saraakiil sirdoonka Soomaaliya, qol kasta oo ay madaxdu dagan tahayna waxaa ku xirnaa qalabka wax lagu dhagaysto, sirdoonku waxay si qarsoon u ururinayay xogaha u gaarka ah madaxda Afrika. Markii ay joogaan Hoteelada marka gooni u shirayaan, hoolka shirka ka dhacayna kuraasta waxaa ku xirnaa qalab wax lagu dhagaysto. Khubaradda sirdoonka Soomaaliya waxay qolal qarsoon ku dhagaysanayay madaxda, iyagoo xogtaas si toos ah ugu gudbinayay madaxweyne Siyaad Barre. Go'aan kasta oo madaxdu gaaraan habeenkii, isla markaas ayaa madaxweyne Siyaad Barre loo geynayey subaxdiina wuxuu goobta shirka imaanayey isagoo og mid kasta wuxuu rabo, iyo wuxuu dhihi doono. Arrintaas waxay aad uga caawisay doorashadii xoghaya ururka ee la isku mari waayey ee Soomaaliya iyo Zambia iyo in madaxdu Afrikaanku madaxweyne Siyaad Barre ka yaabeen sida u akhrisanayo maskaxdooda, mana dareensanayn in la dhagaysanayey. Sirdoonka Soomaaliya waxay si adag u ilaaliyeen Boqor Xayla Salaase si looga baaqsado fal aargoosi ah oo sumcadda dalka wax u dhima. Wafdiga Itoobiya wuxuu ahaa kii ugu rasmisanaa ee la dhagystay, iyadoo laga ogaaday in ciidanka iyo tabarta itoobiya aad daciif u tahay xilligaas la joogay, ciidanka itoobiyana kacdoon wadaan xukunka lagaga tuurayo Xayle Salaase, waxay sheegayeen in Soomaaliya xilligan aysan dagaal uga hor tegi karin maadaama Soomaaliya ciidaankeedu uu ugu awood badnaa Bariga Afrika, xogta laga helayna saddex sanno kadib waxay fure u noqotay dagaalkii xorreyntii Soomaali Galbeed. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos" has 126,181 views, 8,675 likes, 90 comments, 750 shares in the public metrics captured by this index. That is an engagement rate of 7.54% (likes, comments and shares over views). It was posted 5 months ago and runs 19 seconds. It has been saved 1,342 times.

Data as of Oct 25, 2026 (UTC), from the last public refresh captured by this index.

saadaashe

@saadaashe

Historian 📚

View profile
Followers
41,404
Following
419
Likes
984,532
Videos
43

Recent Videos

MORE FROM @SAADAASHE

Hashtags in this video

Links stay inside this index.

Frequently asked questions

How many views does this TikTok video have?
The capture indexed here reports 126,181 views, 8,675 likes and 90 comments.
Who posted this TikTok video?
It was posted by @saadaashe, who is linked from this page.
What is this TikTok video's engagement rate?
Across the captured metrics the engagement rate is 7.54% (likes + comments + shares over views).
When was this TikTok video posted?
It was posted on 2026-05-21, 5 months ago.
What hashtags are used in this video?
The capture links 5 hashtags, starting with #africa.
How long is this TikTok video?
The captured clip runs 19 seconds.