Aller au contenu
TikMonkey

Télécharger en MP4Téléchargeur

Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha h… — @saadaashe

Publiée le 21 mai 2026 (il y a 6 mois)19 s126 181 vues

Plus de @saadaashe

Statistiques de la vidéo

Compteurs publics lors de la dernière actualisation.

Vues
126 181
J’aime
8 675
Commentaires
90
Partages
750
Enregistrements
1 342
Engagement
7,54 %
Durée
19 s
Publiée
21 mai 2026

Analyse de la vidéo

La vidéo TikTok de @saadaashe « Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha hoteelka nooc kaata ay yihiin kuli waxay ahaayeen saraakiil sirdoonka Soomaaliya, qol kasta oo ay madaxdu dagan tahayna waxaa ku xirnaa qalabka wax lagu dhagaysto, sirdoonku waxay si qarsoon u ururinayay xogaha u gaarka ah madaxda Afrika. Markii ay joogaan Hoteelada marka gooni u shirayaan, hoolka shirka ka dhacayna kuraasta waxaa ku xirnaa qalab wax lagu dhagaysto. Khubaradda sirdoonka Soomaaliya waxay qolal qarsoon ku dhagaysanayay madaxda, iyagoo xogtaas si toos ah ugu gudbinayay madaxweyne Siyaad Barre. Go'aan kasta oo madaxdu gaaraan habeenkii, isla markaas ayaa madaxweyne Siyaad Barre loo geynayey subaxdiina wuxuu goobta shirka imaanayey isagoo og mid kasta wuxuu rabo, iyo wuxuu dhihi doono. Arrintaas waxay aad uga caawisay doorashadii xoghaya ururka ee la isku mari waayey ee Soomaaliya iyo Zambia iyo in madaxdu Afrikaanku madaxweyne Siyaad Barre ka yaabeen sida u akhrisanayo maskaxdooda, mana dareensanayn in la dhagaysanayey. Sirdoonka Soomaaliya waxay si adag u ilaaliyeen Boqor Xayla Salaase si looga baaqsado fal aargoosi ah oo sumcadda dalka wax u dhima. Wafdiga Itoobiya wuxuu ahaa kii ugu rasmisanaa ee la dhagystay, iyadoo laga ogaaday in ciidanka iyo tabarta itoobiya aad daciif u tahay xilligaas la joogay, ciidanka itoobiyana kacdoon wadaan xukunka lagaga tuurayo Xayle Salaase, waxay sheegayeen in Soomaaliya xilligan aysan dagaal uga hor tegi karin maadaama Soomaaliya ciidaankeedu uu ugu awood badnaa Bariga Afrika, xogta laga helayna saddex sanno kadib waxay fure u noqotay dagaalkii xorreyntii Soomaali Galbeed. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos » compte 126 181 vues, 8 675 j’aime, 90 commentaires et 750 partages dans les indicateurs publics relevés par cet index. Cela représente un taux d’engagement de 7,54 % (j’aime, commentaires et partages rapportés aux vues). Elle a été publiée il y a 6 mois et dure 19 secondes. Elle a été enregistrée 1 342 fois.

Données au 25 oct. 2026 (UTC), issues de la dernière actualisation publique relevée par cet index.

saadaashe

@saadaashe

Historian 📚

Voir le profil
Abonnés
41 404
Abonnements
419
J’aime
984 532
Vidéos
43

Vidéos récentes

PLUS DE @SAADAASHE

Hashtags dans cette vidéo

Les liens restent dans cet index.

Questions fréquentes

Combien de vues cette vidéo TikTok a-t-elle ?
La capture indexée ici affiche 126 181 vues, 8 675 j’aime et 90 commentaires.
Qui a publié cette vidéo TikTok ?
Elle a été publiée par @saadaashe, dont le profil est accessible depuis cette page.
Quel est le taux d’engagement de cette vidéo TikTok ?
D’après les indicateurs relevés, le taux d’engagement est de 7,54 % (j’aime + commentaires + partages rapportés aux vues).
Quand cette vidéo TikTok a-t-elle été publiée ?
Elle a été publiée le 2026-05-21, il y a 6 mois.
Quels hashtags sont utilisés dans cette vidéo ?
La capture relève 5 hashtags, à commencer par #africa.
Quelle est la durée de cette vidéo TikTok ?
L’extrait capturé dure 19 secondes.