Statistiche del video
Conteggi pubblici dall’ultimo aggiornamento.
- Visualizzazioni
- 126.181
- Like
- 8675
- Commenti
- 90
- Condivisioni
- 750
- Salvataggi
- 1342
- Interazione
- 7,54%
- Durata
- 19 s
- Pubblicato
- 21 mag 2026
Approfondimenti sul video
Il video TikTok «Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha hoteelka nooc kaata ay yihiin kuli waxay ahaayeen saraakiil sirdoonka Soomaaliya, qol kasta oo ay madaxdu dagan tahayna waxaa ku xirnaa qalabka wax lagu dhagaysto, sirdoonku waxay si qarsoon u ururinayay xogaha u gaarka ah madaxda Afrika. Markii ay joogaan Hoteelada marka gooni u shirayaan, hoolka shirka ka dhacayna kuraasta waxaa ku xirnaa qalab wax lagu dhagaysto. Khubaradda sirdoonka Soomaaliya waxay qolal qarsoon ku dhagaysanayay madaxda, iyagoo xogtaas si toos ah ugu gudbinayay madaxweyne Siyaad Barre. Go'aan kasta oo madaxdu gaaraan habeenkii, isla markaas ayaa madaxweyne Siyaad Barre loo geynayey subaxdiina wuxuu goobta shirka imaanayey isagoo og mid kasta wuxuu rabo, iyo wuxuu dhihi doono. Arrintaas waxay aad uga caawisay doorashadii xoghaya ururka ee la isku mari waayey ee Soomaaliya iyo Zambia iyo in madaxdu Afrikaanku madaxweyne Siyaad Barre ka yaabeen sida u akhrisanayo maskaxdooda, mana dareensanayn in la dhagaysanayey. Sirdoonka Soomaaliya waxay si adag u ilaaliyeen Boqor Xayla Salaase si looga baaqsado fal aargoosi ah oo sumcadda dalka wax u dhima. Wafdiga Itoobiya wuxuu ahaa kii ugu rasmisanaa ee la dhagystay, iyadoo laga ogaaday in ciidanka iyo tabarta itoobiya aad daciif u tahay xilligaas la joogay, ciidanka itoobiyana kacdoon wadaan xukunka lagaga tuurayo Xayle Salaase, waxay sheegayeen in Soomaaliya xilligan aysan dagaal uga hor tegi karin maadaama Soomaaliya ciidaankeedu uu ugu awood badnaa Bariga Afrika, xogta laga helayna saddex sanno kadib waxay fure u noqotay dagaalkii xorreyntii Soomaali Galbeed. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos» di @saadaashe ha totalizzato 126.181 visualizzazioni, 8675 like, 90 commenti, 750 condivisioni nelle metriche pubbliche rilevate da questo indice. Il tasso di interazione è pari a 7,54% (like, commenti e condivisioni rispetto alle visualizzazioni). È stato pubblicato 5 mesi fa e dura 19 secondi. È stato salvato 1342 volte.
Dati aggiornati al 25 ott 2026 (UTC), dall’ultimo aggiornamento pubblico acquisito da questo indice.
- Follower
- 41.404
- Seguiti
- 419
- Like
- 984.532
- Video
- 43
Video recenti
405visualizzazioni39like4commenti7 giorni fa@saadaashe 4,2Kvisualizzazioni403like2commenti7 giorni fa@saadaashe 26,5Kvisualizzazioni3,1Klike147commenti24 giorni fa@saadaashe 91Kvisualizzazioni5,8Klike191commentimese scorso@saadaashe 227,9Kvisualizzazioni27Klike579commenti3 mesi fa@saadaashe 142,3Kvisualizzazioni8,3Klike150commenti3 mesi fa@saadaashe 144Kvisualizzazioni8,2Klike134commenti3 mesi fa@saadaashe 228,6Kvisualizzazioni15,9Klike303commenti3 mesi fa@saadaashe 203,8Kvisualizzazioni5,2Klike132commenti4 mesi fa@saadaashe 105,8Kvisualizzazioni4,4Klike114commenti4 mesi fa@saadaashe 161,9Kvisualizzazioni9,9Klike335commenti5 mesi fa@saadaashe 123,6Kvisualizzazioni7,9Klike137commenti5 mesi fa@saadaashe
Hashtag in questo video
I link restano all’interno di questo indice.
Domande frequenti
- Quante visualizzazioni ha questo video TikTok?
- L’acquisizione indicizzata qui riporta 126.181 visualizzazioni, 8675 like e 90 commenti.
- Chi ha pubblicato questo video TikTok?
- È stato pubblicato da @saadaashe, il cui profilo è collegato da questa pagina.
- Qual è il tasso di interazione di questo video TikTok?
- Sulla base delle metriche acquisite, il tasso di interazione è pari a 7,54% (like + commenti + condivisioni rispetto alle visualizzazioni).
- Quando è stato pubblicato questo video TikTok?
- È stato pubblicato il 2026-05-21, 5 mesi fa.
- Quali hashtag vengono usati in questo video?
- L’acquisizione collega 5 hashtag, a partire da #africa.
- Quanto dura questo video TikTok?
- La clip acquisita dura 19 secondi.