Lewati ke konten
TikMonkey

Unduh MP4Pengunduh

Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha h… — @saadaashe

Diposting 21 Mei 2026 (6 bulan yang lalu)19 dtk126.181 tayangan

Lebih banyak dari @saadaashe

Statistik video

Jumlah publik dari pembaruan terakhir.

Tayangan
126.181
Suka
8.675
Komentar
90
Dibagikan
750
Disimpan
1.342
Interaksi
7,54%
Durasi
19 dtk
Diposting
21 Mei 2026

Wawasan video

Video TikTok @saadaashe “Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha hoteelka nooc kaata ay yihiin kuli waxay ahaayeen saraakiil sirdoonka Soomaaliya, qol kasta oo ay madaxdu dagan tahayna waxaa ku xirnaa qalabka wax lagu dhagaysto, sirdoonku waxay si qarsoon u ururinayay xogaha u gaarka ah madaxda Afrika. Markii ay joogaan Hoteelada marka gooni u shirayaan, hoolka shirka ka dhacayna kuraasta waxaa ku xirnaa qalab wax lagu dhagaysto. Khubaradda sirdoonka Soomaaliya waxay qolal qarsoon ku dhagaysanayay madaxda, iyagoo xogtaas si toos ah ugu gudbinayay madaxweyne Siyaad Barre. Go'aan kasta oo madaxdu gaaraan habeenkii, isla markaas ayaa madaxweyne Siyaad Barre loo geynayey subaxdiina wuxuu goobta shirka imaanayey isagoo og mid kasta wuxuu rabo, iyo wuxuu dhihi doono. Arrintaas waxay aad uga caawisay doorashadii xoghaya ururka ee la isku mari waayey ee Soomaaliya iyo Zambia iyo in madaxdu Afrikaanku madaxweyne Siyaad Barre ka yaabeen sida u akhrisanayo maskaxdooda, mana dareensanayn in la dhagaysanayey. Sirdoonka Soomaaliya waxay si adag u ilaaliyeen Boqor Xayla Salaase si looga baaqsado fal aargoosi ah oo sumcadda dalka wax u dhima. Wafdiga Itoobiya wuxuu ahaa kii ugu rasmisanaa ee la dhagystay, iyadoo laga ogaaday in ciidanka iyo tabarta itoobiya aad daciif u tahay xilligaas la joogay, ciidanka itoobiyana kacdoon wadaan xukunka lagaga tuurayo Xayle Salaase, waxay sheegayeen in Soomaaliya xilligan aysan dagaal uga hor tegi karin maadaama Soomaaliya ciidaankeedu uu ugu awood badnaa Bariga Afrika, xogta laga helayna saddex sanno kadib waxay fure u noqotay dagaalkii xorreyntii Soomaali Galbeed. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos” memiliki 126.181 tayangan, 8.675 suka, 90 komentar, 750 kali dibagikan dalam metrik publik yang dicatat indeks ini. Itu setara tingkat interaksi sebesar 7,54% (suka, komentar, dan bagikan dibagi tayangan). Video ini diposting 6 bulan yang lalu dan berdurasi 19 detik. Video ini telah disimpan 1.342 kali.

Data per 25 Okt 2026 (UTC), dari pembaruan publik terakhir yang dicatat indeks ini.

saadaashe

@saadaashe

Historian 📚

Lihat profil
Pengikut
41.404
Mengikuti
419
Suka
984.532
Video
43

Video Terbaru

VIDEO LAINNYA DARI @SAADAASHE

Hashtag di video ini

Tautan tetap berada di dalam indeks ini.

Pertanyaan umum

Berapa tayangan video TikTok ini?
Data yang diindeks di sini mencatat 126.181 tayangan, 8.675 suka, dan 90 komentar.
Siapa yang memposting video TikTok ini?
Video ini diposting oleh @saadaashe, yang ditautkan dari halaman ini.
Berapa tingkat interaksi video TikTok ini?
Dari metrik yang dicatat, tingkat interaksinya adalah 7,54% (suka + komentar + bagikan dibagi tayangan).
Kapan video TikTok ini diposting?
Video ini diposting pada 2026-05-21, 6 bulan yang lalu.
Hashtag apa saja yang dipakai di video ini?
Data yang dicatat menautkan 5 hashtag, dimulai dari #africa.
Berapa lama durasi video TikTok ini?
Klip yang dicatat berdurasi 19 detik.