本文へスキップ
TikMonkey

MP4をダウンロードダウンローダー

Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha h… — @saadaashe

2026年5月21日に投稿(6 か月前)19秒126,181回再生

動画の統計

直近の更新で取得した公開カウントです。

再生数
126,181
いいね
8,675
コメント
90
シェア
750
保存
1,342
エンゲージメント
7.54%
再生時間
19秒
投稿日
2026年5月21日

動画のインサイト

@saadaasheのTikTok動画「Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha hoteelka nooc kaata ay yihiin kuli waxay ahaayeen saraakiil sirdoonka Soomaaliya, qol kasta oo ay madaxdu dagan tahayna waxaa ku xirnaa qalabka wax lagu dhagaysto, sirdoonku waxay si qarsoon u ururinayay xogaha u gaarka ah madaxda Afrika. Markii ay joogaan Hoteelada marka gooni u shirayaan, hoolka shirka ka dhacayna kuraasta waxaa ku xirnaa qalab wax lagu dhagaysto. Khubaradda sirdoonka Soomaaliya waxay qolal qarsoon ku dhagaysanayay madaxda, iyagoo xogtaas si toos ah ugu gudbinayay madaxweyne Siyaad Barre. Go'aan kasta oo madaxdu gaaraan habeenkii, isla markaas ayaa madaxweyne Siyaad Barre loo geynayey subaxdiina wuxuu goobta shirka imaanayey isagoo og mid kasta wuxuu rabo, iyo wuxuu dhihi doono. Arrintaas waxay aad uga caawisay doorashadii xoghaya ururka ee la isku mari waayey ee Soomaaliya iyo Zambia iyo in madaxdu Afrikaanku madaxweyne Siyaad Barre ka yaabeen sida u akhrisanayo maskaxdooda, mana dareensanayn in la dhagaysanayey. Sirdoonka Soomaaliya waxay si adag u ilaaliyeen Boqor Xayla Salaase si looga baaqsado fal aargoosi ah oo sumcadda dalka wax u dhima. Wafdiga Itoobiya wuxuu ahaa kii ugu rasmisanaa ee la dhagystay, iyadoo laga ogaaday in ciidanka iyo tabarta itoobiya aad daciif u tahay xilligaas la joogay, ciidanka itoobiyana kacdoon wadaan xukunka lagaga tuurayo Xayle Salaase, waxay sheegayeen in Soomaaliya xilligan aysan dagaal uga hor tegi karin maadaama Soomaaliya ciidaankeedu uu ugu awood badnaa Bariga Afrika, xogta laga helayna saddex sanno kadib waxay fure u noqotay dagaalkii xorreyntii Soomaali Galbeed. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos」は、このインデックスが取得した公開指標で126,181回再生、8,675いいね、90コメント、750シェアとなっています。 エンゲージメント率は7.54%です(再生数に対する、いいね・コメント・シェアの割合)。 投稿されたのは6 か月前で、再生時間は19 秒です。 1,342回保存されています。

2026年10月25日(UTC)時点のデータです。このインデックスが取得した直近の公開データ更新に基づきます。

saadaashe

@saadaashe

Historian 📚

プロフィールを見る
フォロワー
41,404
フォロー中
419
いいね
984,532
動画
43

最近の動画

@SAADAASHEの動画をもっと見る

この動画のハッシュタグ

リンクはこのインデックス内のページに移動します。

よくある質問

このTikTok動画の再生数は?
ここにインデックスされた取得データでは、126,181回再生、8,675いいね、90コメントです。
このTikTok動画を投稿したのは誰ですか?
@saadaasheが投稿しました。投稿者へのリンクはこのページにあります。
このTikTok動画のエンゲージメント率は?
取得した指標全体で、エンゲージメント率は7.54%です(いいね+コメント+シェアを再生数で割った値)。
このTikTok動画はいつ投稿されましたか?
2026-05-21(6 か月前)に投稿されました。
この動画ではどんなハッシュタグが使われていますか?
取得データには5件のハッシュタグがあり、#africaから始まります。
このTikTok動画の長さは?
取得したクリップの再生時間は19 秒です。