Estadísticas del vídeo
Cifras públicas de la última actualización.
- Visualizaciones
- 126,181
- Me gusta
- 8,675
- Comentarios
- 90
- Compartidos
- 750
- Guardados
- 1,342
- Interacción
- 7.54%
- Duración
- 19 s
- Publicado
- 21 may 2026
Análisis del vídeo
El vídeo de TikTok de @saadaashe “Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha hoteelka nooc kaata ay yihiin kuli waxay ahaayeen saraakiil sirdoonka Soomaaliya, qol kasta oo ay madaxdu dagan tahayna waxaa ku xirnaa qalabka wax lagu dhagaysto, sirdoonku waxay si qarsoon u ururinayay xogaha u gaarka ah madaxda Afrika. Markii ay joogaan Hoteelada marka gooni u shirayaan, hoolka shirka ka dhacayna kuraasta waxaa ku xirnaa qalab wax lagu dhagaysto. Khubaradda sirdoonka Soomaaliya waxay qolal qarsoon ku dhagaysanayay madaxda, iyagoo xogtaas si toos ah ugu gudbinayay madaxweyne Siyaad Barre. Go'aan kasta oo madaxdu gaaraan habeenkii, isla markaas ayaa madaxweyne Siyaad Barre loo geynayey subaxdiina wuxuu goobta shirka imaanayey isagoo og mid kasta wuxuu rabo, iyo wuxuu dhihi doono. Arrintaas waxay aad uga caawisay doorashadii xoghaya ururka ee la isku mari waayey ee Soomaaliya iyo Zambia iyo in madaxdu Afrikaanku madaxweyne Siyaad Barre ka yaabeen sida u akhrisanayo maskaxdooda, mana dareensanayn in la dhagaysanayey. Sirdoonka Soomaaliya waxay si adag u ilaaliyeen Boqor Xayla Salaase si looga baaqsado fal aargoosi ah oo sumcadda dalka wax u dhima. Wafdiga Itoobiya wuxuu ahaa kii ugu rasmisanaa ee la dhagystay, iyadoo laga ogaaday in ciidanka iyo tabarta itoobiya aad daciif u tahay xilligaas la joogay, ciidanka itoobiyana kacdoon wadaan xukunka lagaga tuurayo Xayle Salaase, waxay sheegayeen in Soomaaliya xilligan aysan dagaal uga hor tegi karin maadaama Soomaaliya ciidaankeedu uu ugu awood badnaa Bariga Afrika, xogta laga helayna saddex sanno kadib waxay fure u noqotay dagaalkii xorreyntii Soomaali Galbeed. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos” tiene 126,181 visualizaciones, 8,675 me gusta, 90 comentarios y 750 compartidos en las métricas públicas registradas por este índice. Eso equivale a una tasa de interacción de 7.54% (me gusta, comentarios y compartidos sobre visualizaciones). Se publicó hace 6 meses y dura 19 segundos. Se ha guardado 1,342 veces.
Datos al 25 oct 2026 (UTC), de la última actualización pública registrada por este índice.
- Seguidores
- 41,404
- Siguiendo
- 419
- Me gusta
- 984,532
- Vídeos
- 43
Vídeos recientes
405visualizaciones39me gusta4comentarioshace 12 días@saadaashe 4.2 Kvisualizaciones403me gusta2comentarioshace 12 días@saadaashe 26.5 kvisualizaciones3.1 Kme gusta147comentarioshace 29 días@saadaashe 91 kvisualizaciones5.8 Kme gusta191comentariosel mes pasado@saadaashe 227.9 kvisualizaciones27 kme gusta579comentarioshace 3 meses@saadaashe 142.3 kvisualizaciones8.3 Kme gusta150comentarioshace 3 meses@saadaashe 144 kvisualizaciones8.2 Kme gusta134comentarioshace 3 meses@saadaashe 228.6 kvisualizaciones15.9 kme gusta303comentarioshace 3 meses@saadaashe 203.8 kvisualizaciones5.2 Kme gusta132comentarioshace 4 meses@saadaashe 105.8 kvisualizaciones4.4 Kme gusta114comentarioshace 4 meses@saadaashe 161.9 kvisualizaciones9.9 Kme gusta335comentarioshace 5 meses@saadaashe 123.6 kvisualizaciones7.9 Kme gusta137comentarioshace 5 meses@saadaashe
Hashtags de este vídeo
Los enlaces se mantienen dentro de este índice.
Preguntas frecuentes
- ¿Cuántas visualizaciones tiene este vídeo de TikTok?
- La captura indexada aquí registra 126,181 visualizaciones, 8,675 me gusta y 90 comentarios.
- ¿Quién publicó este vídeo de TikTok?
- Lo publicó @saadaashe, cuyo perfil está enlazado en esta página.
- ¿Cuál es la tasa de interacción de este vídeo de TikTok?
- Según las métricas registradas, la tasa de interacción es de 7.54% (me gusta + comentarios + compartidos sobre visualizaciones).
- ¿Cuándo se publicó este vídeo de TikTok?
- Se publicó el 2026-05-21, hace 6 meses.
- ¿Qué hashtags se usan en este vídeo?
- La captura enlaza 5 hashtags, empezando por #africa.
- ¿Cuánto dura este vídeo de TikTok?
- El clip registrado dura 19 segundos.