Zum Inhalt springen
TikMonkey

MP4 herunterladenVideo-Download

Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha h… — @saadaashe

Gepostet am 21. Mai 2026 (vor 6 Monaten)19 s126.181 Aufrufe

Video-Statistiken

Öffentliche Zahlen vom letzten Abruf.

Aufrufe
126.181
Likes
8.675
Kommentare
90
Shares
750
Gespeichert
1.342
Engagement
7,54 %
Dauer
19 s
Gepostet
21. Mai 2026

Video-Einblicke

Das TikTok-Video „Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha hoteelka nooc kaata ay yihiin kuli waxay ahaayeen saraakiil sirdoonka Soomaaliya, qol kasta oo ay madaxdu dagan tahayna waxaa ku xirnaa qalabka wax lagu dhagaysto, sirdoonku waxay si qarsoon u ururinayay xogaha u gaarka ah madaxda Afrika. Markii ay joogaan Hoteelada marka gooni u shirayaan, hoolka shirka ka dhacayna kuraasta waxaa ku xirnaa qalab wax lagu dhagaysto. Khubaradda sirdoonka Soomaaliya waxay qolal qarsoon ku dhagaysanayay madaxda, iyagoo xogtaas si toos ah ugu gudbinayay madaxweyne Siyaad Barre. Go'aan kasta oo madaxdu gaaraan habeenkii, isla markaas ayaa madaxweyne Siyaad Barre loo geynayey subaxdiina wuxuu goobta shirka imaanayey isagoo og mid kasta wuxuu rabo, iyo wuxuu dhihi doono. Arrintaas waxay aad uga caawisay doorashadii xoghaya ururka ee la isku mari waayey ee Soomaaliya iyo Zambia iyo in madaxdu Afrikaanku madaxweyne Siyaad Barre ka yaabeen sida u akhrisanayo maskaxdooda, mana dareensanayn in la dhagaysanayey. Sirdoonka Soomaaliya waxay si adag u ilaaliyeen Boqor Xayla Salaase si looga baaqsado fal aargoosi ah oo sumcadda dalka wax u dhima. Wafdiga Itoobiya wuxuu ahaa kii ugu rasmisanaa ee la dhagystay, iyadoo laga ogaaday in ciidanka iyo tabarta itoobiya aad daciif u tahay xilligaas la joogay, ciidanka itoobiyana kacdoon wadaan xukunka lagaga tuurayo Xayle Salaase, waxay sheegayeen in Soomaaliya xilligan aysan dagaal uga hor tegi karin maadaama Soomaaliya ciidaankeedu uu ugu awood badnaa Bariga Afrika, xogta laga helayna saddex sanno kadib waxay fure u noqotay dagaalkii xorreyntii Soomaali Galbeed. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos“ von @saadaashe kommt laut den von diesem Index erfassten öffentlichen Kennzahlen auf 126.181 Aufrufe, 8.675 Likes, 90 Kommentare, 750 Shares. Das entspricht einer Engagement-Rate von 7,54 % (Likes, Kommentare und Shares im Verhältnis zu den Aufrufen). Es wurde vor 6 Monaten gepostet und dauert 19 Sekunden. Es wurde 1.342 Mal gespeichert.

Datenstand: 25. Okt. 2026 (UTC), vom letzten öffentlichen Abruf dieses Index.

saadaashe

@saadaashe

Historian 📚

Profil ansehen
Follower
41.404
Gefolgt
419
Likes
984.532
Videos
43

Neueste Videos

MEHR VON @SAADAASHE

Hashtags in diesem Video

Links bleiben innerhalb dieses Index.

Häufige Fragen

Wie viele Aufrufe hat dieses TikTok-Video?
Die hier indexierte Erfassung meldet 126.181 Aufrufe, 8.675 Likes und 90 Kommentare.
Wer hat dieses TikTok-Video gepostet?
Gepostet wurde es von @saadaashe, das Profil ist auf dieser Seite verlinkt.
Wie hoch ist die Engagement-Rate dieses TikTok-Videos?
Über die erfassten Kennzahlen hinweg liegt die Engagement-Rate bei 7,54 % (Likes + Kommentare + Shares im Verhältnis zu den Aufrufen).
Wann wurde dieses TikTok-Video gepostet?
Gepostet am 2026-05-21, vor 6 Monaten.
Welche Hashtags werden in diesem Video verwendet?
Die Erfassung verlinkt 5 Hashtags, zuerst #africa.
Wie lang ist dieses TikTok-Video?
Der erfasste Clip dauert 19 Sekunden.