Estatísticas do vídeo
Contagens públicas da última atualização.
- Visualizações
- 126.181
- Curtidas
- 8.675
- Comentários
- 90
- Compartilhamentos
- 750
- Salvamentos
- 1.342
- Engajamento
- 7,54%
- Duração
- 19s
- Publicado
- 21 de mai. de 2026
Análise do vídeo
O vídeo do TikTok “Madaxdii Afrika ee Muqdisho timid waxaa la dajiyey Hoteel Jubba iyo Currubo, shaqaalaha hoteelka nooc kaata ay yihiin kuli waxay ahaayeen saraakiil sirdoonka Soomaaliya, qol kasta oo ay madaxdu dagan tahayna waxaa ku xirnaa qalabka wax lagu dhagaysto, sirdoonku waxay si qarsoon u ururinayay xogaha u gaarka ah madaxda Afrika. Markii ay joogaan Hoteelada marka gooni u shirayaan, hoolka shirka ka dhacayna kuraasta waxaa ku xirnaa qalab wax lagu dhagaysto. Khubaradda sirdoonka Soomaaliya waxay qolal qarsoon ku dhagaysanayay madaxda, iyagoo xogtaas si toos ah ugu gudbinayay madaxweyne Siyaad Barre. Go'aan kasta oo madaxdu gaaraan habeenkii, isla markaas ayaa madaxweyne Siyaad Barre loo geynayey subaxdiina wuxuu goobta shirka imaanayey isagoo og mid kasta wuxuu rabo, iyo wuxuu dhihi doono. Arrintaas waxay aad uga caawisay doorashadii xoghaya ururka ee la isku mari waayey ee Soomaaliya iyo Zambia iyo in madaxdu Afrikaanku madaxweyne Siyaad Barre ka yaabeen sida u akhrisanayo maskaxdooda, mana dareensanayn in la dhagaysanayey. Sirdoonka Soomaaliya waxay si adag u ilaaliyeen Boqor Xayla Salaase si looga baaqsado fal aargoosi ah oo sumcadda dalka wax u dhima. Wafdiga Itoobiya wuxuu ahaa kii ugu rasmisanaa ee la dhagystay, iyadoo laga ogaaday in ciidanka iyo tabarta itoobiya aad daciif u tahay xilligaas la joogay, ciidanka itoobiyana kacdoon wadaan xukunka lagaga tuurayo Xayle Salaase, waxay sheegayeen in Soomaaliya xilligan aysan dagaal uga hor tegi karin maadaama Soomaaliya ciidaankeedu uu ugu awood badnaa Bariga Afrika, xogta laga helayna saddex sanno kadib waxay fure u noqotay dagaalkii xorreyntii Soomaali Galbeed. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos” de @saadaashe tem 126.181 visualizações, 8.675 curtidas, 90 comentários e 750 compartilhamentos nas métricas públicas captadas por este índice. Isso dá uma taxa de engajamento de 7,54% (curtidas, comentários e compartilhamentos sobre visualizações). Foi publicado há 6 meses e tem duração de 19 segundos. Total de salvamentos: 1.342.
Dados de 25 de out. de 2026 (UTC), da última atualização pública captada por este índice.
- Seguidores
- 41.404
- Seguindo
- 419
- Curtidas
- 984.532
- Vídeos
- 43
Vídeos recentes
405visualizações39curtidas4comentárioshá 17 dias@saadaashe 4,2 milvisualizações403curtidas2comentárioshá 17 dias@saadaashe 26,5 milvisualizações3,1 milcurtidas147comentáriosmês passado@saadaashe 91 milvisualizações5,8 milcurtidas191comentáriosmês passado@saadaashe 227,9 milvisualizações27 milcurtidas579comentárioshá 3 meses@saadaashe 142,3 milvisualizações8,3 milcurtidas150comentárioshá 3 meses@saadaashe 144 milvisualizações8,2 milcurtidas134comentárioshá 3 meses@saadaashe 228,6 milvisualizações15,9 milcurtidas303comentárioshá 3 meses@saadaashe 203,8 milvisualizações5,2 milcurtidas132comentárioshá 4 meses@saadaashe 105,8 milvisualizações4,4 milcurtidas114comentárioshá 5 meses@saadaashe 161,9 milvisualizações9,9 milcurtidas335comentárioshá 5 meses@saadaashe 123,6 milvisualizações7,9 milcurtidas137comentárioshá 5 meses@saadaashe
Hashtags neste vídeo
Os links permanecem dentro deste índice.
Perguntas frequentes
- Quantas visualizações este vídeo do TikTok tem?
- A captura indexada aqui registra 126.181 visualizações, 8.675 curtidas e 90 comentários.
- Quem publicou este vídeo do TikTok?
- Foi publicado por @saadaashe, que tem link nesta página.
- Qual é a taxa de engajamento deste vídeo do TikTok?
- Considerando as métricas captadas, a taxa de engajamento é de 7,54% (curtidas + comentários + compartilhamentos sobre visualizações).
- Quando este vídeo do TikTok foi publicado?
- Foi publicado em 2026-05-21, há 6 meses.
- Quais hashtags são usadas neste vídeo?
- A captura traz 5 hashtags, começando por #africa.
- Qual é a duração deste vídeo do TikTok?
- O vídeo captado tem duração de 19 segundos.