Video stats
Public counts from the last refresh.
- Views
- 3,332
- Likes
- 391
- Comments
- 24
- Shares
- 33
- Saves
- 96
- Engagement
- 13.45%
- Duration
- 12s
- Posted
- Oct 6, 2026
Video insights
@ifowarlaadi's TikTok video "Maanta waxaan kulan muhiim ah la yeelannay annagoo ah dhalinyarada TikTokatada magaalada Baydhabo, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Nuur Siidow Baba, Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed, Mudane Maxamed Xasan Idris, iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka Koonfur Galbeed, Mudane Naasir Aruush. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim u ah bulshada, gaar ahaan sidii loo xoojin lahaa amniga, nabadda iyo xasilloonida Koonfur Galbeed, iyo sidii dhalinyaradu uga qaadan lahaayeen door wanaagsan wacyigelinta bulshada. Sidoo kale, waxaa si gaar ah looga hadlay xaaladda shacabka danyarta ah iyo sidii loo heli lahaa gargaar iyo taageero ay u baahan yihiin dadka nugul. Dhalinyaradu waa laf-dhabarta bulshada, TikTokataduna waxay leeyihiin cod iyo saameyn ay bulshada ugu gudbin karaan fariimo ku saabsan nabadda, midnimada, is-dhexgalka bulshada iyo horumarka. Waxaan rajaynaynaa in kulamadan iyo wada-shaqeynta dhalinyarada iyo hay’adaha dowladdu ay horseedaan nabad, amni iyo nolol wanaagsan oo ay helaan dhammaan shacabka Koonfur Galbeed. 🤝❤️ @Mohammed Hassan Idriss @Nur Sidow Baba @Nasir Arush" has 3,332 views, 391 likes, 24 comments, 33 shares in the public metrics captured by this index. That is an engagement rate of 13.45% (likes, comments and shares over views). It was posted over two weeks ago and runs 12 seconds. It has been saved 96 times.
Data as of Oct 24, 2026 (UTC), from the last public refresh captured by this index.
- Followers
- 152,188
- Following
- 4,994
- Likes
- 1,669,697
- Videos
- 594
Recent Videos
17Kviews1Klikes62comments4 days ago@ifowarlaadi 18.5Kviews1.7Klikes142comments6 days ago@ifowarlaadi 23.7Kviews3.7Klikes302comments7 days ago@ifowarlaadi 11.7Kviews1.2Klikes102comments7 days ago@ifowarlaadi 6Kviews313likes22comments11 days ago@ifowarlaadi 18.1Kviews1.7Klikes120comments12 days ago@ifowarlaadi 7.5Kviews766likes44comments13 days ago@ifowarlaadi 11.4Kviews967likes75comments14 days ago@ifowarlaadi 25.8Kviews2.2Klikes88comments15 days ago@ifowarlaadi 7.9Kviews770likes62comments16 days ago@ifowarlaadi 11.5Kviews824likes53comments17 days ago@ifowarlaadi 6.8Kviews907likes63comments20 days ago@ifowarlaadi
Frequently asked questions
- How many views does this TikTok video have?
- The capture indexed here reports 3,332 views, 391 likes and 24 comments.
- Who posted this TikTok video?
- It was posted by @ifowarlaadi, who is linked from this page.
- What is this TikTok video's engagement rate?
- Across the captured metrics the engagement rate is 13.45% (likes + comments + shares over views).
- When was this TikTok video posted?
- It was posted on 2026-10-06, over two weeks ago.
- How long is this TikTok video?
- The captured clip runs 12 seconds.