Lewati ke konten
TikMonkey

Unduh MP4Pengunduh

Maanta waxaan kulan muhiim ah la yeelannay annagoo ah dhalinyarada TikTokatada magaalada… — @ifowarlaadi

Diposting 6 Okt 2026 (lebih dari dua minggu lalu)12 dtk3.332 tayangan

Statistik video

Jumlah publik dari pembaruan terakhir.

Tayangan
3.332
Suka
391
Komentar
24
Dibagikan
33
Disimpan
96
Interaksi
13,45%
Durasi
12 dtk
Diposting
6 Okt 2026

Wawasan video

Video TikTok @ifowarlaadi “Maanta waxaan kulan muhiim ah la yeelannay annagoo ah dhalinyarada TikTokatada magaalada Baydhabo, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Nuur Siidow Baba, Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed, Mudane Maxamed Xasan Idris, iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gargaarka Koonfur Galbeed, Mudane Naasir Aruush. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim u ah bulshada, gaar ahaan sidii loo xoojin lahaa amniga, nabadda iyo xasilloonida Koonfur Galbeed, iyo sidii dhalinyaradu uga qaadan lahaayeen door wanaagsan wacyigelinta bulshada. Sidoo kale, waxaa si gaar ah looga hadlay xaaladda shacabka danyarta ah iyo sidii loo heli lahaa gargaar iyo taageero ay u baahan yihiin dadka nugul. Dhalinyaradu waa laf-dhabarta bulshada, TikTokataduna waxay leeyihiin cod iyo saameyn ay bulshada ugu gudbin karaan fariimo ku saabsan nabadda, midnimada, is-dhexgalka bulshada iyo horumarka. Waxaan rajaynaynaa in kulamadan iyo wada-shaqeynta dhalinyarada iyo hay’adaha dowladdu ay horseedaan nabad, amni iyo nolol wanaagsan oo ay helaan dhammaan shacabka Koonfur Galbeed. 🤝❤️ @Mohammed Hassan Idriss @Nur Sidow Baba @Nasir Arush” memiliki 3.332 tayangan, 391 suka, 24 komentar, 33 kali dibagikan dalam metrik publik yang dicatat indeks ini. Itu setara tingkat interaksi sebesar 13,45% (suka, komentar, dan bagikan dibagi tayangan). Video ini diposting lebih dari dua minggu lalu dan berdurasi 12 detik. Video ini telah disimpan 96 kali.

Data per 24 Okt 2026 (UTC), dari pembaruan publik terakhir yang dicatat indeks ini.

ifow arlaadi

@ifowarlaadi

Wll hadii hayesin ubahan thy ilaso hiriir welcome🙏 0619158587❤️🇸🇴

Lihat profil
Pengikut
152.188
Mengikuti
4.994
Suka
1.669.697
Video
594

Video Terbaru

VIDEO LAINNYA DARI @IFOWARLAADI

Pertanyaan umum

Berapa tayangan video TikTok ini?
Data yang diindeks di sini mencatat 3.332 tayangan, 391 suka, dan 24 komentar.
Siapa yang memposting video TikTok ini?
Video ini diposting oleh @ifowarlaadi, yang ditautkan dari halaman ini.
Berapa tingkat interaksi video TikTok ini?
Dari metrik yang dicatat, tingkat interaksinya adalah 13,45% (suka + komentar + bagikan dibagi tayangan).
Kapan video TikTok ini diposting?
Video ini diposting pada 2026-10-06, lebih dari dua minggu lalu.
Berapa lama durasi video TikTok ini?
Klip yang dicatat berdurasi 12 detik.