Skip to content
TikMonkey

Download MP4Downloader

Dagaalkii 1977: Maxay ahayd sababihii keenay in Soomaaliya dagaalka ka soo baxdo iyadoo A… — @saadaashe

Posted Jun 8, 2026 (5 months ago)24s259,250 views

Video stats

Public counts from the last refresh.

Views
259,250
Likes
14,054
Comments
354
Shares
1,590
Saves
2,307
Engagement
6.17%
Duration
24s
Posted
Jun 8, 2026

Video insights

@saadaashe's TikTok video "Dagaalkii 1977: Maxay ahayd sababihii keenay in Soomaaliya dagaalka ka soo baxdo iyadoo Adis Ababa 70km u jirta? 1. Midowga Soofiyeeti oo saraalkiil sare oo sirdoon ah u shaqaysa ka dhex samaystay ciidankii xooga dalka Soomaaliya, kuwaas oo mar kastaba xogta u gudbinayey. Saraakiishaas qaybtood hooganada ciidanka ayey ahaayeen. 2. Maraykanka iyo Midowga Soofiyeet oo ku heshiiyey in Soomaaliya meel looga soo wada jeesto sidii dhulka Itoobiya looga saaro, si xuduudahii gumaystaha ee qaaradda Afrika aan loo bedelin. 3. Wadamadii Afrika oo dhan waxay la safteen Itoobiya, xataa kuwii ay Soomaaliya xornimadooda u dagaalantay, Afrika kale iska daayee Jabuutidii Soomaalidu xornnimadeeda dhiig iyo dheecaan ku bixisay wey diiday, oo waxay tiri dhexdhexaad baan ahay, intaa kuma ekaane xataa waxay diiday in saanad iyo sahay loo soo mariyo, intaa kuma ay ekaane Xasan Guuleed dagaalkii oo socda ayuu Adis Ababa labo jeer tegay isagoo Itoobiya ka codsanaya in aysan u jirin xiriirka Ganacsi ee kala dhaxeeyey. 4. Adduunkii oo dhan waxaa Soomaaliya uga soo haray Sucuudi, Masar iyo Ciraaq. Sucuudiga kharashka dagaalka Soomaaliya ay ku gashay kuli isagaa bixiyey mid hub mid sahay mid kaash ahba. Masar hubka iyo dawada, Ciraaq hubka, daawada iyo shidaalkaba. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos" has 259,250 views, 14,054 likes, 354 comments, 1,590 shares in the public metrics captured by this index. That is an engagement rate of 6.17% (likes, comments and shares over views). It was posted 5 months ago and runs 24 seconds. It has been saved 2,307 times.

Data as of Oct 25, 2026 (UTC), from the last public refresh captured by this index.

saadaashe

@saadaashe

Historian 📚

View profile
Followers
41,404
Following
419
Likes
984,532
Videos
43

Recent Videos

MORE FROM @SAADAASHE

Hashtags in this video

Links stay inside this index.

Frequently asked questions

How many views does this TikTok video have?
The capture indexed here reports 259,250 views, 14,054 likes and 354 comments.
Who posted this TikTok video?
It was posted by @saadaashe, who is linked from this page.
What is this TikTok video's engagement rate?
Across the captured metrics the engagement rate is 6.17% (likes + comments + shares over views).
When was this TikTok video posted?
It was posted on 2026-06-08, 5 months ago.
What hashtags are used in this video?
The capture links 5 hashtags, starting with #africa.
How long is this TikTok video?
The captured clip runs 24 seconds.