Vai al contenuto
TikMonkey

Scarica MP4Scarica video

Dagaalkii 1977: Maxay ahayd sababihii keenay in Soomaaliya dagaalka ka soo baxdo iyadoo A… — @saadaashe

Pubblicato 8 giu 2026 (5 mesi fa)24 s259.250 visualizzazioni

Statistiche del video

Conteggi pubblici dall’ultimo aggiornamento.

Visualizzazioni
259.250
Like
14.054
Commenti
354
Condivisioni
1590
Salvataggi
2307
Interazione
6,17%
Durata
24 s
Pubblicato
8 giu 2026

Approfondimenti sul video

Il video TikTok «Dagaalkii 1977: Maxay ahayd sababihii keenay in Soomaaliya dagaalka ka soo baxdo iyadoo Adis Ababa 70km u jirta? 1. Midowga Soofiyeeti oo saraalkiil sare oo sirdoon ah u shaqaysa ka dhex samaystay ciidankii xooga dalka Soomaaliya, kuwaas oo mar kastaba xogta u gudbinayey. Saraakiishaas qaybtood hooganada ciidanka ayey ahaayeen. 2. Maraykanka iyo Midowga Soofiyeet oo ku heshiiyey in Soomaaliya meel looga soo wada jeesto sidii dhulka Itoobiya looga saaro, si xuduudahii gumaystaha ee qaaradda Afrika aan loo bedelin. 3. Wadamadii Afrika oo dhan waxay la safteen Itoobiya, xataa kuwii ay Soomaaliya xornimadooda u dagaalantay, Afrika kale iska daayee Jabuutidii Soomaalidu xornnimadeeda dhiig iyo dheecaan ku bixisay wey diiday, oo waxay tiri dhexdhexaad baan ahay, intaa kuma ekaane xataa waxay diiday in saanad iyo sahay loo soo mariyo, intaa kuma ay ekaane Xasan Guuleed dagaalkii oo socda ayuu Adis Ababa labo jeer tegay isagoo Itoobiya ka codsanaya in aysan u jirin xiriirka Ganacsi ee kala dhaxeeyey. 4. Adduunkii oo dhan waxaa Soomaaliya uga soo haray Sucuudi, Masar iyo Ciraaq. Sucuudiga kharashka dagaalka Soomaaliya ay ku gashay kuli isagaa bixiyey mid hub mid sahay mid kaash ahba. Masar hubka iyo dawada, Ciraaq hubka, daawada iyo shidaalkaba. #somalitiktok #africa #somalia #fyp #viralvideos» di @saadaashe ha totalizzato 259.250 visualizzazioni, 14.054 like, 354 commenti, 1590 condivisioni nelle metriche pubbliche rilevate da questo indice. Il tasso di interazione è pari a 6,17% (like, commenti e condivisioni rispetto alle visualizzazioni). È stato pubblicato 5 mesi fa e dura 24 secondi. È stato salvato 2307 volte.

Dati aggiornati al 25 ott 2026 (UTC), dall’ultimo aggiornamento pubblico acquisito da questo indice.

saadaashe

@saadaashe

Historian 📚

Vedi profilo
Follower
41.404
Seguiti
419
Like
984.532
Video
43

Video recenti

ALTRI VIDEO DI @SAADAASHE

Hashtag in questo video

I link restano all’interno di questo indice.

Domande frequenti

Quante visualizzazioni ha questo video TikTok?
L’acquisizione indicizzata qui riporta 259.250 visualizzazioni, 14.054 like e 354 commenti.
Chi ha pubblicato questo video TikTok?
È stato pubblicato da @saadaashe, il cui profilo è collegato da questa pagina.
Qual è il tasso di interazione di questo video TikTok?
Sulla base delle metriche acquisite, il tasso di interazione è pari a 6,17% (like + commenti + condivisioni rispetto alle visualizzazioni).
Quando è stato pubblicato questo video TikTok?
È stato pubblicato il 2026-06-08, 5 mesi fa.
Quali hashtag vengono usati in questo video?
L’acquisizione collega 5 hashtag, a partire da #africa.
Quanto dura questo video TikTok?
La clip acquisita dura 24 secondi.