Lewati ke konten
TikMonkey

Rekaman ini tidak melaporkan media yang dapat diputar untuk video 7645313686944468231; metadata publik di bawah tetap diindeks.

Alxamdulillaah, Ilaahay mahaddiis ayaan ku sugnaaday maanta Waxaan haysta boqorad qalbiga… — @munasarabdir

Diposting 29 Mei 2026 (5 bulan yang lalu)0 dtk535.648 tayangan

Statistik video

Jumlah publik dari pembaruan terakhir.

Tayangan
535.648
Suka
28.949
Komentar
208
Dibagikan
2.198
Disimpan
3.260
Interaksi
5,85%
Durasi
0 dtk
Diposting
29 Mei 2026

Wawasan video

Video TikTok @munasarabdir “Alxamdulillaah, Ilaahay mahaddiis ayaan ku sugnaaday maanta Waxaan haysta boqorad qalbigayga meel weyn ka gashay, kana buuxisay boos aan u hayay hooyaday. Waa qof aan ku bartay naxariis, kalgacal, samir iyo daryeel aan kala go’ lahayn. Mar kasta oo aan u baahdo garab, waan ka helaa; mar kasta oo aan niyad jabana, iyadaa i dhiirrigelisa; mar kasta oo aan faraxsanahayna, farxaddayda ayay ila wadaagtaa. Boqoraddeydu ma aha oo keliya qof aan jeclahay, balse waa qof si dhab ah uga fikirta nolosheyda, mustaqbalkayga iyo wanaaggayga. Waxay ii muujisay jacayl dhab ah, ixtiraam iyo daacadnimo, taasoo iga dhigtay inaan si weyn u qadariyo una jeclaado. Sida ay iigu fikirto oo kale, aniguna waxaan ugu fikiraa qalbi furan, anigoo mar kasta doonaya farxaddeeda, nasteexadeeda iyo guusheeda. Waxaan ku faanaa inaan haysto haweeney leh akhlaaq wanaagsan, qalbi nadiif ah iyo dabeecad qurux badan. Waa qof hadalkeedu dejiyo qalbiga, joogitaankeeduna farxad geliyo nafta. Ilaahay ayaa mahaddiis leh inuu igu mannaystay qof sidaas u wanaagsan. Ilaahayow, boqoraddeyda ii xafid, caafimaad iyo cimri dheer ku manneey, qalbigeedana farxad ku beer. Jacaylka, ixtiraamka iyo kalsoonida naga dhexeysana sii xooji. Nagu gallad kheyr badan, barako iyo nolol wanaagsan oo aan ku wada gaarno himilooyinkeenna. Ilaahay ha naga yeelo kuwii is jecel adduun iyo aakhiraba. Aamiin. @Aniso Aragsan ❤️🌹” memiliki 535.648 tayangan, 28.949 suka, 208 komentar, 2.198 kali dibagikan dalam metrik publik yang dicatat indeks ini. Itu setara tingkat interaksi sebesar 5,85% (suka, komentar, dan bagikan dibagi tayangan). Video ini diposting 5 bulan yang lalu dan berdurasi 0 detik. Video ini telah disimpan 3.260 kali.

Data per 24 Okt 2026 (UTC), dari pembaruan publik terakhir yang dicatat indeks ini.

Munasar Abdirahman

@munasarabdir · Terverifikasi

Official Account Tiktok Senior Adviser Of Media & Pr Ministry of Internal Security Cybersecurity & Media Expert My Wife❤️@Aniso Aragsan

Lihat profil
Pengikut
209.936
Mengikuti
160
Suka
8.096.135
Video
4.165

Video Terbaru

VIDEO LAINNYA DARI @MUNASARABDIR

Pertanyaan umum

Berapa tayangan video TikTok ini?
Data yang diindeks di sini mencatat 535.648 tayangan, 28.949 suka, dan 208 komentar.
Siapa yang memposting video TikTok ini?
Video ini diposting oleh @munasarabdir, yang ditautkan dari halaman ini.
Berapa tingkat interaksi video TikTok ini?
Dari metrik yang dicatat, tingkat interaksinya adalah 5,85% (suka + komentar + bagikan dibagi tayangan).
Kapan video TikTok ini diposting?
Video ini diposting pada 2026-05-29, 5 bulan yang lalu.